Rugta Ganacsiga oo ku Gacan Sayrtey Go’aan kasoo Baxey Wasaaradda Canacsiga iyo Warshadaha.

0
552

Iyadoo dhawaan Qoraalka ka soo baxay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha lagu sheegay in la soo afjaray Khilaafkii u dhaxeeyay Rungta Ganasiga ayaa waxaa arintaa ka hadlay Guddoonka sare ee Rugta Ganacsiga oo ka hor yimid qoraalkii hore ee ka soo baxay wasaaradda.

Akhriso Qoraalka Rugta Ganacsiga :

 

warsom2011@gmail.com