Xasan Sheekh Oo Maanta Ku Wajahan Degmo Ay Ka Jirto..

0
430

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku wajaan degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud, halkaasi siyaasad kacsan ay ka jirto.
Muqdisho ayuu ka baxayaa madaxweynaha, waxaana halkaasi kaga sii horeeya ciidamo gaar ah oo suga ammaanka madaxweynaha marka uu halkaasi tago.
Amaanka degmada Cadaado ayaa ah mid ay aad iyo aad u adkeynayaan ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM, waxaana halkaasi dhawaan ka furmaya shirka maamul u sameynta gobalada Mudug iyo Galgaduud