Sheikh Abu-Cubeyda”Mujaahidiinta Kenya Ku Sugan Waxaan Leeyahay Kufaarta Aad Gacanta Ku Heydaan Madaxa Ka Gura”

0
489

logAmiirka Ugu Sareeya Ee Al-shabaab Sheikh C\raxaan Abuu-Cubeyda Oo Ka Hadlay Weerarkii Jaacada gaarisa ayaa ciidamada shabaabul mujaahidiin ee howlgalka fuliyay ugu hambalyeeyay sida geesinimada leh oo ay uga farxiyaan shacabka muslimiinta ee ciidanka Kenya gummaadka ku hayaan isagoona baaq u diray dagaalyahanada al-shabaab.

abu-cubeyda ayaa Wuxuu sheegay in dowladda Kenya ay iska dhega tirtay dhammaan digniinihii ay ujeediyeen oo ahaa in duullaanka gardarrada ah ay ka joojiyaan shacabka soomaaliyeed sidaasi daraadeedna shabaabul Mujaahidiin ay digniinihii ubedeshay Ficil ka dhan ah Dowlada kenya.

‘abu cubeyda”Kenya waxa ay gashay waa wax aad u adag oo ay aqoonteeda laheyn digniinihii aan ujeedinay dhegaha ayay ka furaysatay maantana mujahidiintu ficil ayay ugu bedeleen Sidaasi waxaa yiri amiirka al-shabaab abu-cubeyda.