Siyaasiga Maxamuud Sayid Aadan ayaa ku fadeexaysan maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ka dib markii dhawaan uu sheegay inuu yahay madaxweynaha maamulkaasi.
Maxamuud Sayid Aadan ayaa la kulmay dhaleeceen badan oo dhanka beeshiisa kaga timid iyo sidoo kale beelaha dega Bay iyo Bakool.
Waxaa loo sheegay inaanu hadda wax jago ah uga furneen maamulka Koonfur Galbeed, islamarkaana loo taliyaya dadkii mucaaradka ahaa, isaga looga baahan yahay in maamulka Jubba uu taageero.
Siyaasigaan ayaa ku adkeysanaya weli ahaanshiyaha madaxweynaha saxda ah ee maamulka Koonfur Galbeed





