DHAGEYSO Mungaab Oo ka jawaabay arimo la hadalhaya

0
546

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa si kulul kaga hadlay warbixin ku saabsan in xilka laga qaadayo kaasi oo ay hadal hayeen dadka Soomaaliyeed.

Arintaasi ayaa ka dambeysay kadib markii baraha warbaahined ee Internet-ka lagu baahiyay in xilka laga qaadayo gudoomiyaha gobolka Banaadir