Wararka Dr. C/qaasim Salaad Xasan”Dowladda Xassan Sh. Suura Gal Ma Ahan In Ay Qabato Doorasho Sanadda 2016-da. By Warsom - October 2, 2014 0 465 Facebook Twitter WhatsApp Linkedin Dr. C/qaasim Salaad Xasan oo kamid ahaa mid kamid ah madaxweyniyaashii hore ee xiliyadii KMG ee Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Xassan Sh Maxamuud aysan qaban karin doorasho 2016ka.