Gabar U Dhalatay Dalka Isu-taga Imaaraadka Carabta Oo Duuliye Ka Noqotey Diyaarad Duqeyn Ka Geysatay Daacish.(DAAWO SAWIRADA)

0
90

mar_2
Maryam Al-Mansouri oo ah Gabar carbeed oo u dhalatay Dalka Isu-taga Imaaraadka Carabta ayaa noqotay gabadhii ugu horeesay oo Carabeed ee duuliye ka noqota Diyaarad kana qeyn qaadata Duqeymaha loo geesanayo Xarumaha Kooxda Daacish.

Gabadhan ayaa Duuliye ka noqotay diyaarad nooceedu yahay F-16 , waxa ayna gabadhan ka qeyb qaadatay duqeyn Diyaarado dhoor ah ka geesteen maalmo kahor Xarumo ay Dalka Siiriya ku lahaayeen Kooxda Islaamiyiinta ee Daacish.mar_1mar_3