Madaxweynaha Dalka Jabuuti ismaacil Cumar Geele ayaa isaga oo warbaahinta la hadlayeey sheegay in Dowladda aysan dambilayaan kawada dhigin somalida Xili dowladda kenya Raaf xoogan ay ku hayso somalida.
Madaxweynaha ayaa ka hadlay dadka Mucaaradka ku ah Xukuumadiisa ee ku sugan Gudaha iyo Dibada isagoo kutilmaamay in Mucaaradka aan la caburineen Laakiin loo baahan yahay in mar waliba ay ku hadlaan wax dadka iyo dalka Jabuuti u wanagsan sida uu hadalka udhigay Geelle.
Ka hadalka Dhibaatada Somalida loogu geysanayo Dalka Kenya gaar ahaan Nairobi ayaa sii kordhaaya taasi oo keentay xitaa Siyaasiyiin Kenyaan ah oo ku mid yahay Raila Odinga isagoo ku baaqay in la joojiyo Dhibaatada Soomaalida lagu hayo.





