M/weyne Xasan Shekh Maxamu’d oo ka qeyb galey xaflad ayku qalinjabiyeen in kabadan 650 ardey.

0
594

Madaxweynaha jamhuuriyada soomaaliya prof. Xasan Sheekh Maxamu’d ayaa maanta ka qeyb galey xaflad ay ku qalinjabinayeen 700 ardey oo ka qalinjabisey jaamacada Simad.

M/weyne Xasan Shekh Maxamu’d ayaa ahaan jirey agaasimaha ama aas aasaha Simad kaas oo maanta isagoo madaxweyne qaran ah soo hor istaagey ardey uu isagu maamule u ahaanjirey,Xasan Shekh Maxamuud ayaaney u sineyn jaamacadaha dalka ka jira,waxaana meelo badan laga hadal hayaa in ardeyda kasoo qalinjebisey jaamacadaha aan aheyn simad aaney shaqo ka heleyn dawlada uu madaxweynaha ka yahey xasan sheekh maxamuud.

Madaxweyne Xasan Shekh ayaa ardeyda u balan qaadey in ay shaqo helayaan lagana rabo in ay qaranka u shaqeeyaan isagoo madaxweynuhu ku faaney sameynta machadkii la oranjirey Simad hadana noqdey jaamacada Simad,mana aha wax ku cusub dhegaha dadka m/weynaha oo ka qeyb gelaya shirarka xisbigiisa iyo xafladaha ay ku qalinjebinayaan ardeyda machadkii uu isagu aas aasey.