Qarax ismiidaamin ah oo Baladweyne maanta ka dhacey.

0
511

Qarax ismiidaamin ah ayaa lagu qaadey saldhiga booliska degmada b/weyne kaas oo ay ku geeryoodeen in ka badan 10 qof halka dhaawacu sii cagacageynayo ku dhawaad 30 qof.

Qaraxan oo ay sheegteen xarakada dagaalyahanada Alshabaab kuwaas oo beryahan aan wax ficiladooda qaraxyada iyo weerarada ay ku soo qaadi jireen magaalada ama saldhigyada ciidamadu ku leeyihiin magaalada iyo daafaheeda.

Maahan markii ugu horeysey ee ay xarakada dagaalyahanada alshabaab,waxeyse tani kusoo beegmeysaa iyadoo khilaafka madaxda sare uu wali cirka isku sii shareerayo,xalkuna uu caalwaa yahey.