Shekh Axmed Maxamed Islaam oo markii ugu horeysey ka hadley khilaafka soo kala dhexgaley m/weynaha iyo r/wazaaraha somalia.

0
564

Hugaamiyaha kmg ee maamulka jubaland sh/Axmed Maxamed Islaam ayaa markii ugu horeysey ka hadley khilaafka m/weynaha iyo r/wasaaraha soomaaliya.

Sh Axmed Madoobe ayaa taageerey m/weynaha iyo aragtidiisa ah in la helo weji cusub iyo isbedel in la helo,wuxuuna qabaa sh axmed in r/wasaaruhu iska tago,iyadoo maamulka kmg ee shekh axmed madobe uu u arko in Xasan shekh uu gar leeyahey,waxaana isasoo taraya kalsoonida uu luminayo r/wasaare Saacid.

Waa markii ugu horeysey ee uu Shekh Axmed Madobe ka hadlo khilaafka m/weynaha iyo r/wasaaraha,waxeyna kusoo beegmeysaa iyadoo arinta juba land lafteedu ay qeyb ka tahey khilaafka,waxaana socda waan waan lagu dhex dhexaadinayo lana rajeynayo in xal dhaw la gaaro.