Askar Amisom ka tirsaneyd oo maxkamad lagu soo taagey kamballa.

0
466

Askar ka tirsan Amisom ayaa maanta maxkamad lagu soo saarey kamballa kuwaas oo lagu eedeeyey musuqmaasuq ay ka geysteen gudaha dalka soomaaliya.

Soomaaliya ayaa waxaa gudaha ugu jira dhawr iyo toban kun oo ciidamo ka kala socda dalalka ugandha,burundi,kenya,jabuuti iyo itobiya oo iyadu isaga jirta ciida soomaaliya,waxeyna maxkamadeyntani u egtahey mid lagu qancinayo dadka soomaaliyeed ee dalkooda ka seexdey.

Maxkamadeynta askartan ayaa waxey ku soo beegmeysaa xilli ay dawlada ugandha ay olole ugu jirto in la kordhiyo ciidamada amisom ee ka hawlgala gudaha soomaaliya,iyadoo aan wali taas adduunku go’aan ka gaarin.