Maxaa ka iman kara bulshada hadii ay sii socdaan isbaarada labo beri muqdisho lagu arkey?

0
493

Iyadoo la wada ogyahey sida loo necebyahey isbaarada,waa maxey waxa sababey in dib loogu arko muqdisho?

Dad badan ayaa isweydiinaya isbaaradii la yiri hala qaado oo dib usoo laabatey waxa ka iman kara.

Waana xaqiiq in aanu shacabku u dulqaadan karin caburin iyo ciriiri ee hala qaado isbaarada shacabku hore u qaadey.