Gudoomiyaha gudiga fullinta maamulka ahlusuna waljameca oo loo doortey cabdi cali fiidoow.

0
485

Kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen saddex gole ee ahlu sunno wal jameeca ayaa lagu doortay guddoomiyaha golaha fulinta ahlu sunna wal jameeca sheekh cabdi cali fiidow. Sheekh cabdi fiidow ayaa badalaya booskii uu dhawaan ka geeriyooday sheekh yuusuf xeefow oo bishii lasoo dhaafay ku geeriyooday isbitaalka ciidamada midowga afrika ay ku leeyihin tuulada xalane ee magaalada muqdisho. Magacaabista guddoomiyaha cusub golaha fulinta ahlu sunada gobolada dhexe ayaa ahayd qaab doorasho gacan taag ah. Si kastaba Lama oga waxa ay ka badali karto magacabista shekh cabdi cali fiidow hoganka fulinta ahlu suna wal jameca ee gobolada dhexe.