HALKAAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJ XIISO BADAN OO RADIO KULMIYE AY KA DIYAARISAY BILILIQADA MAGACYADA IYO NAANEESAHA FOOSHA XUN EE SAXAFIYIINTA SOOMAALIYEED

0
721

(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)

Radio Kulmiye Oo ka Mid ah warbaahinada Madaxa Bannaan Ee ka Howl Gala Gudaha Magaalada Muqdisho ayaa Baahisay barnaamij Xiiso badan oo Looga Hadlayey Naaneesaha Foosha Xun oo ay Isticmaalaan qaar ka Mid ah saxafiyiinta Soomaaliyeed Iyo Bililiqo Cad Oo Lagu hayo Magacyada Caanka ah Saameyntana badan oo ay leeyihiin saxafiyiinta Rug cadaaga ah

Barnaamijkaan ayaa Waxaa ka Qayb Galay C/qaadir Maxamed Faarax Duulyar, C/Caziiz Maxamed Guuleed Afrika, C/laahi Muuse kalgacal C/laahi Suldaan Iyo C/Rashiid Deyl waxaana Daadihinayey Ceydiid C/laahi Haddaba Si aad waxa Badan Uga Fahanto Nuxurka barnaamijka Hoos Ka Dhageyso