Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee warsom.com
Isra’eal dawlada yahuuda (israa `il) Shimon Peres ayaa shaaca ka qaaday in Dawladdiisu ay diyaar u tahay taageero isugu jirta mid Meleteri iyo mid shaqaale oo ay la gaarto Dawladda Kenya.
Madaxweynaha Maamulka Isreal ayaa waxa uu carabka ku dhuftay in ay haatan qorsheynayaan in ay dalka Kenya u diraan gurmad Militari oo deg deg ah, waxaana uu tilmaamay in Al Shabaab ay Qatar ku yihiin amaanka Maamulka Israel iyo geeska Africa.
Arintaan ayaa imanaysa kadib markii maalin kahor uu reseal wasaaraha Kenya uu Dawladda Yuhuudda ee lagu ilaaliyo bariga dhexe kacodsaday in lagacaawiyo dagaalka ay kula jirto xarakada mujaahidiinta alshab