Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee warsom.com
Afhayeenka Xarakada Mujaahdiitna Alshaabab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali dheere) oo shirjaraa`id uqabtay saxaafada in dawlada kenya oo bil kahor dagaal ku soqatay soaamiliya ay gaarsiiyeen qasaaro dhimasho iyo dhaawac iyo burbur laxeed leh
Sheikh cali dheer ayaa shacabka ugu baaqay in lala dagaalo wadamo uu ku sheegay inay wadanka soomaaliya ay gartaro ku soo galeen .
Kufrigu waa mid, anaga waxaa nagala rabaa hadaan nahay dadkaa Muslimiinta ah, qaasatan Soomaaliya ku nool ee Duulaanka lagu yaho, lana rabo in laga dhigo sida Falastiin Yuhuuddu u haysato, oo naloo Gacan geliyo Itoobiya iyo Kenya iyo kuwa la midka ah, nooma furna waddo aan ahayn in aan is Difaacno.”sidaas waxaa yiri Afhayeenka Xarakada Mujaahdiitna Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali dheere)
Hadalka ka sooyeeray xarkada al shabaab ayaa yimd xila ay dawlada kenaya ay wado dagaalo yay kaga soo horjeedo xaraka alshabaab
Aqriso Warsom.com ho oyga runta iyo xaqiidada warka soomaaliya