Maxamed Maxamuud Dhoore oo Ka Mid Ah Weriyayaasha Muqdisho Uga Warama laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da Ayaa Maanta isku Bedelay fanaan Ka Dib markii U Hees Wadani ah Ka Qaaday xaflad loogu dabaal dagayey Munaasabadda 1-da May oo Ah maalinta Shaqaalaha Aduunka
Weriye Dhoore oo Ka Mid Ahaa saxafiyiinta Lagu Casumay xafladda ayaa dad badani waxa ay U Arkayeen In uu U Yimid In uu war ka Diyaariyo qaabka Uu Munaasabadda U Dhacay balse markii Ay qaaday Qiirada Munaasabadda Ayaa Mar qura laga war Helay isagoo Ku Luqeynaya Hees wadani ah
Markii Uu idleeyey Heestii ayaa waxa ay Marti Sharafka Dhammaantood U wada sacab Tumeen Weriye Dhoore oo Loo Qiyaaqay Heestiisii Wallow Aan Horey Looga Baran In Uu Heeso
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)info@warsom.com & webmaster@warsom.com
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641