Ka Dib Kulan ay maanta Ku yeesheen Hoyga Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Qaar ka Tirsan Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka TFG-da ayaa waxa ay Ku Soo Dhaweeyeen Oraah Ka Soo Baxday Midowg Yurub oo Ku wajahnaa In La Dhaqaalaha Laga Jaran Doono Dowladda Iyo Ciidamada Shisheeye Amison Haddii uusan Bisha augusto Qabsoomin Doorashooyinka Madaxtinimo Iyo kan Baarlamaanka
Xubo ka Tirsan Baarlamaanka Oo saxaafadda La hadlayey ayaa Sheegaya In ay Arintaasi tahay Mid Lagu farxo Isla markaan ay Si Diiran U Soo dahweynayaan Waxa ayna carabka Ku Adkeeyeen In Madaxweynaha Uu Markii Horeba Uu Doorasho Ku Yimid Iminkana loo Baahan yahay In uu Doorashada Ka Qayb Galo
Kulanka maanta Lagu Soo Dhaweeyey Go’aankii Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa IMaanaya Xili madaxweyne Shariif Uu isku Dhajinaya Kursiga Madaxtinimo ee Soomaaliya
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641