Geedi Iyo Sharma’arke oo Wado Abaabulo Xilka Looga Tuurayo M/weyne Shariifka TFG-da Daaqadana Looga Saarayo Somali Americanka Farmajo

0
515

Ra’iisulwasaarayaashaan Oo Kala Ah Cumar C/rashiid Iyo Cali Max’ed Geedi Ayaa Ka Wada Dalka Kenya Kulamo La Doonayo In Xilka Lagagaqaado Madaxweyne ShariifWararka Aan Ka heleyno Magaalada Nairobi Ee Xarunta Dalkaasi Kenya Oo Ay Ku Suganyihiin Xildhibaano Iyo Dublumaasiyiin Shisheeye ayaa Xaqiijinaya Dadaalada ay wadaan labadan Siyaasi

Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke

Oo La Hadlayey Maanta Idaacada BBC-da Ayaa Sheegay In Aysan Jirin Waxqabad Muuqda Oo Ay Qabteen Madaxweyne Shariif Iyo Ra’iisul Wasaare Farmaajo Isagoona Sheegay In Waxqabadka Hada Ay Ku Faanaan Masuuliyiinta TFGda Horay ay U qabatay Xukuumadiisa

Ra’iisul Wasaarihii Horay Ayaa Sidoo Kale Waxa Uu Sheegay Ciidamada Hada Dagaalama In Ay Yihiin Ciidamo Horay Tababar uu Ugu Diray Waxa Uuna Beesha Caalamka Iyo Baarlamaanka Ugu Baaqay In August La Qabto Doorashada Madaxweyne Nimada Soomaaliya Waxa Uuna Tala Ahaan U soo Jeediyay Doorashadaasi In Ay Ka Dhacdo Magaalada Muqdisho. 

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)  

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953

info@warsom.com

& webmaster@warsom.com