Dhinacyada Kooxda Ahlu Sunna Oo Si Deg Deg ah Looga Yeeray Magaalada Addis Ababa Ee Xarunta Dalka Ethiopia

0
512

Saraakiishaan Ayaa l Sheegay In ay ka kala Bexeen Magaalooyinka Caabudwaaq, Dhuusamareeb Iyo Luuq Waxaan Sicdalkooda Lagu Sheegay Amar ka soo baxay Dowlada Ithopia waxaan lagu Wadaa in Halkaasi Dhexdhexaadin Loogu Sameeyo iyo sidoo kale Canaan ku wajahan Saraakiishaas Oo ku aadan Fashilaad la sheegay in ay ku fashilmeen dagaaladii ka Dhacay Gobolka GedoWararka aan ka Heleyno Magaalada Adis Ababa Ayaa Sheegaya In Ay La Kulmidoonaan Saraakiil Hose Oo Ka Tirsan Xukuumada Milasanaawi Waxaan Arimahanaai ay ku soo Beegmayaan Xilli Qilaafaad UU soo Kala Dhexgalay Horjoogayaasha Kooxda Ahlusunna Sidoo Kale Safarka Horjooga Yaashani Ayaa Waxa Uu KU soo Aadayaa Xilli Kol Hore Sidaan Oo Kale Loogu Yeeray Iyadoona Horjoogayaashaasi Qaarkood Oo Warbaahinta La Hadlay Ey Beeniyeen In Ithopia Loogu Yeeray Waxaan Xiligaasi La Xalinayay Qilaaf Sidaan Oo Kale Horjoogayaasi Soo Kala Dhexgalay Iyo Dagaalo Ay Ku Fashalimeen

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)  

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953

info@warsom.com

& webmaster@warsom.com