Ka Bogo Wareegtada M/weyne Axmed Madoobe oo Xilal Cusub Magacaabey iyo Magacyada Xilalka Loo Dhiibey.

0
564

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Maxamed Cumar Yusuf u magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Degmada Dhoobley sidoo kale waxaa Madaxweynahu uu Cabdinuur Wali khaliif u magaacay Garsoore inuu ka noqdo Maxkamada Degmada Dhoobley

HOOS KA AKHRISO QORAALKA