Bandhig Faneed ay ka Dhigi Laheyd Fanaanada Kiin Jaamac Magaalada Hargeysa oo La Joojiyey.

0
649

Wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa joojisay bandhig-faneed ay fannaanada Kiin Jaamac yare caawa ku qaban lahayd magaalada Hargaysa.

“Waxaa la farayaa in la joojiyo bandhig-faneedka la qorsheeyay caawa oo taariikhdu tahay 7, 9, 2021, kaas, oo ay qabanayso fannaanada Kiin Jaamac, madaama oo anay jirin wax oggolaansho ah oo ay bixisay guddida awooda u leh bixinta ruqsadaha bandhig-faneedyada” ayaa lagu yidhi qoraal kasoo baxay wasaarada.

Hoos ka akhriso warbixinta oo dhamaystiran:-

  1.