Wareegto Kasoo Baxdey Xafiiska M/weyne Farmaajo ayaa Gebi’ahaanba Lagu Joojiyey Heshiis ama Isafgarad ay Geli karaan Ha’adaha Dastuuriga ah ee Waqtigoodi Dhamaadey.

0
702

Wareegto M/weyne oo Kasoo baxdey Madaxtooyada jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu joojiyey in aaney Hay’adaha Dastuuriga ah Sida Xukuumadda iyo wasaaradaha Fulintu aaney Geli karin wax heshiis ama is Afgarad la xiriira arrimaga Dhaqaalaha,Ganacsiga,Dhulka,Hawada iyo Badda inta Laga gaarayo Dhamaadka Doorashada hada hawlaheedu Socdaan Wuxuuna warku u Qornaa Sidatan:-

  1.