Xubno Ka Tirsanaa Wasaaradda Caafimaadka oo In Mudo ah Dacwadoodu Ka Socotay Maxkamadda G/banaadir ayaa Maanta Dacwaddooda Lasoo Gabangabeeyyey Laguna Dhawaaqay Xabsi Iyo Ganaaxyo Lacacageed Halka Qaar kalena Xoriyadooda Dib Loogu Celiyey Ka Dhageyso Halkan Go’aanka Maxkamadda G/banaadir.











