Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kormeeray xaafadaha magaalada Jowhar, waxaana si gaar ah uu ugu kuurgalay meelaha aay fariistaan biyaha roobabka
Madaxweyne ku xigeenka meelaha uu soo kor-meeray xaafadaha ay ka mid yihiin Horseed, Kulmis iyo Buulo shiiq, sidoo kale waxaa uu qiimeeyn ku sameeyay roobabka iyo saameeynta aay geeysteen.











