Wasaarada Amniga Somalia Oo Warbixin Ka Soo Saartay Qaraxii ka dhacay Gobolka Banaadir.

0
540

Wasaaraddda Amniga Somalia ayaa soo saartay Natiijo hor dhac oo ku saabsan Qarixii Dowladda Hoose ee Muqdisho.
Wasaaraddu waxay shaacisay in Qofka is qarxiyay ay ahayd Haweeneey Indhool ah oo ka shaqaynaysay Xarunta Gobalka Banaadir.

Sidoo kale waxay Wasaaraddu cadaysay inay jiraan dad loo soo xir xiray Kiiskaan, Isla baaritaanka waxaa lagu sii cadeeyay in haweenaydaan aya garab ka heshay dad kale.

Halkaan ka akhriso warbixinta Wasaarada Amniga Soomaaliya.