M/weynaha Cusub ee Dhawaan La Doortey Muuse Biixi Cabdi oo Golahiisa Xukuumadda Ku Dhawaaqey.

0
555

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku dhawaaqay xubnihiisa golaha wasiiradda maalin kaddib markii loo dhaariyay xilka madaxweynaha munaasabad shalay ka dhacday xarunta madaxtooyada.

Golaha wasiiradda cusub ayaa waxaa ka dhax muuqda oo dib u soo noqday Afar Wasiir oo horey uga tirsanaa xukumadii Siilaanyo kuwaa oo kala ah,Dr Sacad Cali Shire wasiirka arrimaha dibadda, Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed  wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland, Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare Wasiirkii Deegaanka Somaliland, iyo Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon oo loo magacaabay Wasiirka  Waxbarashada, laakiin horay u ahaa wasiirka arrimaha Gudaha

Akhriso Magacyada xubnaha golaha wasiiradda cusub :