Dadka barakacayaasha ku nool SARKUUSTA oo ay soo wajahdey xaalad biyo la’aaneed.

0
481

Dadka barakacayaasha ku nool deegaanka sarkuusta ayaa ka cabanaya biyo la’aan soo wajahdey kadib markii booyado ay hey’ado biyo ku dhaamin jireen meesha ka baxeen.

Hay’adaha samafalka qaarkood oo biyo dhaamin jirey ayaan la ogeyn waxa soo deriyey waxaana la soo sheegayaa in dad badani qarka u saaranyihiin dhimasho,iyagoo baaq u direy dawlada iyo dadka ilaahey wax siiyey in ay usoo gurmadaan oo biyo lasoo gaaraan,iyadoo wasaarada arrimaha gudaha iyo dawladda dhexeba aaney waxba ka ogeyn dadka dhimanaya.

Dadka barakacayaasha ah ayaan cidina ka fekerin,iyadoo qaarkood laga galo denbiyo xuquuqul insaanka ka dhan ah,waxeyna tani kusoo beegmeysaa iyadoo muran u dhaxeeyo m/weynaha dalka u sareeya iyo ra’iisalwasaraha waqtigan xukuumada hugaamiya.