Beesha caalamka oo ku hungowdaw dhexdhexaadin ay ku doonayeen in ay dhexdhexaadiyaan m/weynaha iyo r/wasaaraha.

0
497

Beesha caalamka ayaa ku hungowdey sidii ay u barteen in ay dhexdhexaadiyaan r/wasaaraha iyo m/weynaha kadib markii ay isku dayeen in ay hawshaas fuliyaan ergoyin ka socdey midawga yurub iyo mareykanka kuwaas oo loo sheegey in dalku dastuur iyo qawaaniin.

Ergooyin ayaa beesha caalamka kasoo yaaci jirey marka ay maqlaan madaxda soomaalida oo isheysata kuwan hadda hungoobeyna waxey qeyb ku lahaanjireen khilaafka iyo iska horkeenka soomaalida waxeyna tani kusoo beegmeysaa xili dhawaan ay dalka yimaadeen xubno ka kala socda midawga yurub iyo mareykanka oo dalka isaga baxey iyagoo duleysan oo ku hungoobey dhibaatadii ay doonayeen in ay sii kala dhexdhigaan soomaalidan isku liidata ee isdiidan.