Gudoomiyaha barlamaanka oo ka qeyb gelaya shir ka furmey dalka kuwait.

0
503

Gudoomiyaha barlamaanka prof. Maxamed Sh Cismaan jawaari ayaa waxa uu ka qeyb gelayaa shir ka furmey dalka kuwait,iyadoo uu metelayo m/weynaha soomaaliya.

Shirkan oo markii hore lagu cusumey m/weyne xasan sheekh ayaa khilaafka awgiis in gudoomiyuhu galey booska m/weynaha sidaas darteed ayaa gudoomiyaha barlamaanku sheegey in shirar kalena uu ka qeyb gelidoono isagoo aan sheegin shirarka uu ka qeyb gelidoono.

Waa markii ugu horeysey ee khilaafka m/weynaha iyo r/wazaaraha kaas oo qiimo jab ku ah madaxda ishaya uu qof kale metelo sida maanta uu gudoomiyaha barlamaanku shirarka uga qeyb gelayo iyadoo barlamaanka ay u taalo kala saarida labada nin ee ishaya.