Hugaamiyaha maamulka kmg ee juba Axmed Madoobe oo la kulmey R/wasarihii hore C/c/rashiid cali sharmarke.

0
524

Maamulka kmg ee juba oo uu hugaamiyo Axmed Maxamed islaam ayaa waxa uu la kulmey R/wasaarihii hore Cumar C/rashid Cali sharmarke iyagoo ka wada hadley sidii loo soo dhisi lahaa xubnaha maamulka juba sida m/kuxigenki juba iyo xoghayeyaal.

Wararka ka imanaya kismaayo ayaa sheegaya in m/weyne loo magacaabayo C/qaadir luga dheere iyo kuwo kale oo aan la magacaabin hase yeeshee waxaa la ogaan doonaa marka uu ku dhawaaqo hugaamiye Axmed Maxamed islaam Axmed Madoobe.