R/wasaare cabdi faarax shirdoon õo maanta gaarey gobolka G/guduud magaalada dh/mareeb.

0
507

R/wasaaraha soomaaliya ayaa maanta waxa uu gaarey gobolka g/guduud magaalada dh/mareeb,isagoo ay dad aad u farabadani kusoo dhaweeyeen magaalada dh/mareeb.

R/wasaaraha ayaa kasoo jeeda gobolka g/guduud ayaa booqashadiisu tahey markii ugu horeysey tan iyo markii xilka loo magacaabey,waxa ayna dhiiri gelin u tahey maamulka ahlusuna waljameeca oo hada la doonayo in lagu soo dabaalo dawlada dhexe.

Safarka r/wasaaraha ayaa kusoo beegmaya iyadoo m/weyne xasan sheekh uu isna ku maqanyahey dalka qadar,iyadoon shaaca laga qaadin arrimaha uu halkaasi u tagey waana dawladii taageertey markii uu tartanka m/weyne uu ku jirey xasan sheekh maxamuud.