Hawenayda kaliya ee ku jirtay golaha guurtada somaliland faadumo jaamac ileeye oo xilkeeda iska casishay.

0
457

Waxa maanta xilkeeda iska casishay haweenayda kaliya ee ku jirtay golaha guurtada maamulka la magac baxay somaliland. Haweenaydaan ayaa is casilideeda sabab ugu dhigtay inay ku cidlootay golaha dhexdiisa oo kali ku noqotay iyadoo weysay hawenay kale ee ku jirto golahaas. Haweenaydan ayaa ahayd qofka 82-aad ee Golahaas oo ka kooban 82 xubnood waxana 81 kamid ah ay yíhiin odayaal iyadoo haweenaydan ay ka dhaxashay seygeeda. Si kastaba is casilida haweneydan ay wararka qaar sheegayan in is casilitaankeda ay ka dambeyeen odayasha golaha guurtida isla markasna lacag la siiyay.