R/wasaraha jamhuriyadda somalia cabdi farax shirdoon ayaa ka hadlin kulan maanta ay yeeshéen saraakisha cíidamada iyo madaxda sare ee dowladda somalia. Kulankan ayaa ka dhacay iskuul bolisiyo ee degmada xamar jajab ee magaalada muqdisho.
Dadka falanqeeya siyaasadda ayaa sheegaya in uu jiro kala duwanaan,u dhaxeysa madaxweynaha iyo ra’iisalwasaaraha,hase yeeshee waxey isku aragti ka yihiin maamul u sameynta gobolada dalka gaar ahaan midka la sheegey in uu u furmey jubooyinka,kaasoo ay garwadeen ka yihiin raaskamboodiyiinta uu hugaamiyo axmed madoobe.
Aamusnaanta r/wasaaraha ayaa imaneysa xilli leysla dhexmarayey in m/weynaha iyo r/wasaaraha,taas oo sii xaqiijineysa kala shakiga la sheegayo in uu madaxda dalka ugu sareysa hugaanka dalka,waxaase la ogaandoonaa beryaha soo socda insha allaah.




