Madaxweyne xasan oo sheegay in ciidamada kenya ay dhiigooda u daadiyen somalia.

0
477

Madaxweyne jamhuriyada soomaliya xasan sheekh aya ka hadlay arrimo kala duwan oo ay kamid tahay arinta ciidamada kenya ee jubbooyinka.

Madaxweynaha oo ka hadlay iskuul boliisiyo ayaa ku tilmamay ciidamada kenya inay dhiigooda u daadiyen shacabka somalia laakin nasiib daro ku sheegay in mad madow lasoo dhexgaliyo mamul u samaynta jubooyinka.

Hadalka madaxweynaha ayaa kusoo aadaya xili uu magalada ka soconaya shir lagu sheegay in maamul loogu sameenayo gobolada jubooyinka. goobta uu ka hadlayay madaxweynaha ka hadlayay aya waxa dhinac taagna ra’iisul wasaraha cadaadiska saaranyaha ee dr.saacid.