Waxaa goor dhaw ku qarxey gaari ay ka buuxaan walxaha qarxa .
Sida wararku nagu soo gaarayaan waxaa jira khasaare naf iyo maalba leh.
Lamana oga inta uu la egyahey khasaaraha nafeed iyo maal ee meesha ka dhacey hase yeeshee dib ayaan kasoo sheegi doonaa insha allaah.




