Axmed maxamed islaam axmed madoobe oo ah gudoomiyaha maamulka kismaayo horena u ahaan jirey gudoomiyihii ururki raskamboodi ayaa muqdisho laga sugayey isagoo ka baaqdey imaatinkaas.
Axmed madoobe ayaa dawlada xasan sheekh waxey dooneysey in ay axmed madoobe ku beer laxawsato in ay dawladiisa yihiin balse axmed madoobe ayaa taas ka biyo diidan isagoo raba in kismaayo iyo dadka deegaanku dhistaan maamulka ay doonayaan.
Waa markii labaad oo la maqlo imaatinka shekh axmed madoobe oo uu baaqanayo,xisbiyo dalka ka jira ayaa isu diyaariyey in ay soo dhaweeyaan sh axmed madoobe hase yeeshee waxaa arintaas diidey oo hor istaagey xukuumada uu hugaamiyo dr saacid sida ay noo xaqiijiyeen madaxda xisbigaas aan kor kusoo sheegney,waxeyna u muuqataa in arintu ku dhamaatey la mood noqonse weysey.




