Ciidamada Dowladda Oo Howl Gal Baaritaano ah ka Wada Degmada kaaraan Ee Gobolka Banaadir

0
528

(Wararka Soomaaliya) (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)

Ciidamada ka Tirsan Dowladda Soomaaliya Gaar ahaan Kuwa Booliska Iyo Nabad Sugida ayaa Saakay Aroortii Howl Gallo Baaritaano ah Kula Kalahay Degmada kaaran Ee Gobolka Banaadir

Ciidamada ayaa Waxa ay Baaritaanada Ka Bilaween Guryo Iyagoo Xilli ay Shacabka Hurdayen ay Guryahooda Uga Galeen waxa ayna Intaa Ka Dib Bilaabeen Markii uu waaga Si Fiican U Baryey In ay Baaritaano Ku Sameeyaan Shaqsiyaadka U Soo Kacay Shaqooyinka Iyo waxbarashada

baaritaanka Oo Ilaa iyo Haatan Socda aawadeed ayaana La Ogaan Karin Haddii ay Jiran dad Lagu Qab Qabtay Baaritaanada Saakay Dowladda ay Ka Sameenayaan Degmada kaaran

(Wararka Soomaaliya) (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)