Gudoomiyaha Gobolka Bakool ” Khilaafka U Dhaxeeya Al Shabaab Waxa Uu Noo Sahlayaa In Aan Ka Saarno Deegaanada Ay Ku harsan Yihiin (DHAGEYSO CODKA)

0
561

(Wararka Soomaaliya) (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)

Gudoomiyaha Gobolka Bakool Ee Dowladda Soomaaliya Macallin Maxamuud Ayaa Sheegay In Dhawaan ay Xarakada Al Shabaab kala wareegi Doonaan Deegaanada ay Kaga harsan Yihiin Gobolkaasi

Gudoomiyaha ayaa Hoosta Ka Xariiqay In taasi ay Suura galinayso Khilaafka U Dhaxeeyo Xarakada Al Shabaab Waa Sida uu Hadalka U dhigayee

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA GUDOOMIYAHA GOBOLKA BAKOOL MAXAMED MACALLIN (WARSOM.COM)

hadalkaan ka Soo Yeeray Gudoomiyaha Gobolka Bakool Ee maamulka Dowladda ayaa Imaanaya xilli Deegaano fara Badan Oo Gobolkaasi Ka Tirsan ay maamulaan Xarakada Al Shabaab

(Wararka Soomaaliya) (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)