(Wararka Soomaaliya) (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Maamul Goboleedka Puntland Maxamuud Ceydiid Dirir ayaa Shaaca Ka Qaaday In Caasimada Soomaaliya Aysan Muqdisho Ahayan Dadka Doonaya In Muqdisho Wax ay Ka Maamulaanna ay Riyo Ku JIraan
Wasiirka ayaa Sidoo Kale Xusay In La Go’aamin Doono Halka Laga Dhigayo Caasimada Soomaaliya laakiin aysan Suura Gal Ahayn In Cid Waliba ay Meesha ay Doonta Sheegato
RIIX HALKAAN SI AAD U DHAGEYSATO CODKA WASIIRKA WARFAAFINTA PUNTLAND (WARSOM.COM)
Waa Wax lala yaabo In Muwaadin Soomaaliyeed Uu Shaki Galiya Caasiamada Soomaaliya Oo ah Magaalada Muqdisho Laakiin Siyaasiyiinta Soomaaliyeed Oo Dhageystay Codka Masuulkaani Ayaa Ku Tilmaamay Shaqsi Iska Riyoonaya
(Wararka Soomaaliya) (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)





