Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom
Munaasabadaani Lagu Soo Dhaweynaya Ictiraafka Dowladda Mareykanka ay Siisya Soomaaliya ayaa Waxa ay Haatan ka Socotaa Hotelka City Palaca ee Magaalada Muqdisho
Madax Ka Tirsan Dowqladda ayaa Ka Qayb Galayaa Munaasabadaasi Sida Madaxweyn aha Dowladda Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud Gur Guurte, R/wasaaraha Xukuumada Soomaaliya C/Saacid Faarax garaad Shire Shirdoon Iyo Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari
Wixii war ah Ee Kau Soo Kordha Munaasabadaasi Sida ay U Dhacdo kala Soco warsom
wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom





