Maamulada Puntland Iyo Somaliland Oo Ku Dagaalamay Gobolka Sanaag.

0
408

Waxaa maanta dagaal ku dhex maray Gobolka Sanaag gaar ahaan deegaanka Hadaaftimo ciidamo ka tirsan Somaliland iyo Puntland kuwaas oo ay kala hogaaminayaa Gudoomiyayaasha Somaliland ee Gobolka Baran iyo Gudoomiyaha Puntland Gobolka Sanaag.

Puntland ayaa qabsatay baabuurkii Badhasaabka Badhan ee Somaliland siday Waxayna xaqiijiyeen dadka deegaanka, Khasaare isugu jira dhaawac iyo dhimasho in ay ka dhalatay sida ay warsom.com xaqiijiyay.

Ma Jiro Ilaa iyo hada wax war ah oo kasoo kala baxay laba dhinac ee somaliland iyo puntland kaasoo la xiriira dagaalka maanta ku dexmar gobolka sanaag deegaano ka tirsan.