Qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibada ayaa lagu sheegay in dowladda iyo shacabka Kiiniya ay hambalyo u dirayaan madaxweynaha iyo guddoomiyaha jubbaland ee dib loo doortay.
Qoraal waxaa lagu sheegay in dowladda Kenya ay garab taagan tahay, diyaarna u tahay taageerada maamulka Jubbaland.
Kenya waxay ku boorisay maamulka cusub ee Jubbaland inay si dhow ula shaqeeyaan dowladda Federaalka ee Soomaaliya.





