Guddigii Loo Xilsaaray Dil-Wadareedkii Galkacayo Oo Warbixin Soo Saaray.

0
493

Guddigii ka socday dowladda federaalka iyo maamul goboleedka Koonfur Galbeed ee loo xilsaaray dil wareedkii ka dhacay koonfurta Magaaladda galkacayo ee lagu dilay 1o qof ayaa soo warbixin ay ku faahfaahinayaan baaritaankoodii.

Guddiga oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Magaaladda Galkacayo ayaa sheegay inay la kulmeen ehelada dadkii lagu laayahya galkacayo bulshada ka soo jeeda degaanada koonfur galbeed ee ku sugan magaaladda Galkacayo.

Halkan Ka Akhriso War-saxafadeedka Guddiga.

.