Waa qaar ka mid ah sawirada Hoteelkii la weeraray oo ay wax yeello Xoogan ka soo gaartay,Weerarkii Ay Shabaab Ku Qaaday Kuna Dishay Dad Aad U Farabadan Oo Isugu Jira Soomaali Iyo Ajinabi.
Sida kuu muuqato waxaa hoteelka oo lagu magacaabo Madina soo gaaray bur-bur culus Oo Laga Dheehan Karo Dadkii Ku Jirayna In Ay Wax Yeelo Xoogan Soo Gaartay.



















