Ra’iisal Wasaare Kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Qadar) oo Ka Hadley Fekirkiisa Ku Aadan Midnimada Iyo Kala Tagga Soomaaliya iyo Somaliland ayaa Sheegay In Wada hadal Labada Dhinac Yeeshaan Xalka Lagu Gaari Karo ayna Haboontahey in Miiska Wada Hadalda Laysugu Yimaado Kadibna la Qaato Wixii Guud Ahaan Shacabka iyo Jiilka Soo Koraya Dan u ah.






