Sheikh Fu’aan Max’e Qolof Shongolle Oo Saraakiisha Sar Sare Ee Dhaq Dhaqaaqa Al-shabaab Ayaa Sheegay In Ay Sii Xoojinayaa Ladagaalanka Ciidamada Dowladaha Caalmka Ka Joogo Soomaaliya Iyo Dowlada Soomaaliyaba Wuxuuna Xusay In Ay Argagax Ku Beeri Doonin Weerarada Ay Ku Hayaan Ciidamada Dowlada Iyo Kuwa Amisom.
Fu’aad Shongolle Ayaa Dagaalyahanada Ka Tirsan Al-shabaab Waxa Uu Ku Booriyey In Ay Si Wanaagsan Ula Dhaqmaan Dadka Shacabka Ah Siina Wadaan Dagaalanka Iyo Jihaadka Ay Ku Hayaan Ciidamada Dowlada Iyo Kuwa Amisom.
Hadalka Masuulkaani Ka Tirsan Al-shabaab Ayaa Imaanaya Xilli Dagaalayahanada Al-shabaab Ka Tirsan Loogaga Itaal Roonaaday Qeybo Ka Mid Ah Gobolada Dalka Soomaaliya Haatanna Lagu Soo Wajahanyahay Meelaha Yar Yar Oo Ay Ka Joogaan Goboladda Dalka.




