Wafti ka socda afrika iyo Igad ayaa gaarey magaalada kismaayo iyadoo ay la kulmayaan hugaamiya kmg ee juba Axmed Maxamed Islaam Axmed Madobe,waxaana la sheegayaa in ay kala hadlayaan dhameystirka xubnaha maamulka juba.
Maamulka kmg ee uu hugaamiyo sh Axmed Madoobe ayaa waxaa laga dhursugayey in la dhameystiro,iyadoo la tashiyo iyo isfaham lala sameyneyo dawlada dhexe ee uu hugaamiyo Xasan Shekh Maxamuud,oo ay isku wanaagsanyihiin marka laga reebo khilaaf maamulka iyo xukuumada laga dareemayo.
Maamulka kmg ee uu hugaamiyo shekh axmed madobe ayaa diidey shir xukuumada dr saacid iclaamisey,iyadoo marar badan lagu kala tegey arimo leysla meel dhigey,waxaana arrimaha jubooyinka laga dareemayaa faragelin iyo isfahamwaa somalida dhexdeeda ah.




