Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee warsom.com
Dagalkaan oo u dhaxeeyay ciidamad dawlada oo garbsanaya malatarg Kenya iyo xarkada mujaahidinta alshabaab ayaa wuxuu maanata markale ku dhaxmaray degaanka buusara ee gobolka gado
Dagaal oo haa mid xo og an islmarkaana qaatay muddo hal saac ayaa barqonimadii maanta waxaa uu ka dhacay deegaanka Buusaar oo 40-KM u jira degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo.
Wararka halkaas ka imaanayo yaa sheegayaan in dagaalka uu ka dambeeyay kadib markii weerar qorshaysan rag ka tirsan Al Shabaab ay ku qaadeen deegaankaasi oo ay gacanta ku hayso dowladda KMG ah.
Hubka ay laba dhinac isku adeegsadeen oo haa mid xoogan ayaa waxa uu sababtay geerida 8-ruux iyo dhaawac inka badan 15-kale oo la sheegay inay ahaayeen dhinacyada dagaalamay.
Dagaalkani ayaa imanyo xili ay dawlada iyo ciidamda kenaya ay wadiin dagalo ay kaga soo horjedaan xarkada al shabaab